lamb-stew

Lamb Stew : Sanuunad Hilib Adhi

This stew works for both lamb and goat meat this is a very basic recipe and so delicious with rice. Here it is served with vermicelli rice.

Lamb Stew
Print
Ingredients
  1. 1lb lamb medium cut
  2. 3 large potatoes, cubed
  3. 3 large carrots, cubed
  4. 1 large onion, chopped
  5. 4 large tomatoes, chopped
  6. 3 tablespoons oil
  7. salt
Instructions
  1. Heat oil in a pan add the meat and sear on both sides on a medium heat .
  2. Add onion, and saute for few minutes add potatoes and carrots cook for 5 more minutes.
  3. Then add tomatoes sauté another 5 minutes.
  4. Add 3 cups of water bring to a boil then cook covered on a low until the stew is thick and the vegetables are tender(add more water if needed).
  5. Serve with rice.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Sanuunad Hilib Adhi
Print
Waxa loo baahanyahay
  1. 500g hilib adhi
  2. 3 baradho waaweyn
  3. 3 dabacase waaweyn
  4. 1 basal
  5. 4 xabo tamaandho
  6. milix
Habka loo samaynaayo
  1. Baradhada iyo dabacasaha diirka ka dhil oo googoo.
  2. Basasha iyo tamaandhadana goo.
  3. Disdi dabka saar oo saliidyar kushub ilaa sadex malqaacadood.
  4. Markay kululaato hilibka kurid oo kolba dhinac shaaxidi.
  5. Basasha ku xigsii oo iyadana yara shaaxidi adigoo kolba walaaqaya kadib baradhada iyo dabacasaha kurid oo yara walaaq si aynay ugu dhagin disdida ilaa 5 mirir.
  6. Tamaaandhada kurid oo kari ilaa 5 mirir.
  7. 3 koob oo biyo ah kushub oo karkari markuu karkaro dabka
  8. u naaqus oo yaradabool ilaa inta ay khudradu bislaanayso
  9. sanuunaduna ay adkaanayso (hadii uu biyo dheeraad ah u baahdo kudar) . Bariis ayaad ku cunikartaa
  10. sanuunada.
  11. Hadii aad doonto xawaash iyo toon iyo kamasaro waadkudari
  12. kartaa.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
 
 
rice-vermicelli-lamb-stew
rice-vermicelli-lamb-stew

rice-and-lamb-stew

Tags: No tags

6 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *