suqaar-lahooh

Lahooh with Suqaar and Eggs

Lahooh or Canjeero is a Somali flat bread cooked one side on a skillet. In this recipe we serve with Suqaar. Suqaar is a cubed meat in this case it is cubed beef sautéed with onion tomato green onion then toped with eggs. This recipe is good for brunch enjoy with a cup of tea.

suqaar-and-lahooh

 

 

Lahooh with Suqaar and eggs
Print
Ingredients
  1. 1 lb beef cubes, suqaar
  2. 2 large tomatoes , chopped
  3. 2 eggs
  4. 1large onion chopped
  5. 2 tablespoons Oil
  6. 1 cloves garlic, chopped
  7. 1 teaspoon coriander powder
  8. 1 teaspoon paprika
  9. Salt and pepper
  10. 2 green onion, chopped
Instructions
  1. In a deep skillet on high heat add the meat and stir until brown.
  2. Add oil and stir for few minutes season with salt and pepper.
  3. Add the onion and stir for few more minutes.
  4. Add the tomatoes and the garlic, coriander and paprika. Cook for 5 minutes.
  5. Make two holes by spreading the meat then crack the eggs drop them in to the holes.
  6. Cook covered until the eggs have cooked through. Alternatively bake it in the oven 15-20 min until the eggs are set.
  7. Serve with lahooh.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/

 

Laxoox, suqaar iyo beed
Print
Waxa loo baahanyahay
  1. 450g hilib suqaar
  2. 2 tamaandho la googooyay
  3. 2 beed/ukun
  4. 1 basal la googoyay
  5. 2 malqaacadood saliid
  6. 1 toon la googooyay ama latumay
  7. 1 malqaacad yar geedo adari
  8. 1 malqaacad yar basbaas
  9. milix iyo filfil
  10. 2 basal baar lagoogooyay
Habka loo samaynaayo
  1. Maqli balaadhan kabka saar oo hilibka ku shaaxidi.
  2. Saliida ku dar oo walaaq milix iyo filfilna ku dar.
  3. Basasha ku dar oo shaaxidi iyadana.
  4. Tamaandhada, toonta, geedo adariga iyo basbaaska kudar.
  5. Yara walaaq oo dabka kudaa ilaa 5 mirir si ay tamaandhadu u bislaato.
  6. Beed ka sooqaado oo meel u yara banee adigoo malqaacad suqaarka dhinac u riixaya.
  7. Ku jabi beedka, oo dabool si uu u bislaado, amaba ofinka geli ilaa 15-20 miri.
  8. Laxoox ayaad ku cinikaraa hadiikale bariis, sabaayad amaba roodhi.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/

One Response

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *