lemon cake

Lemon Yogurt Cake

“Lemon Yogurt Cake: Simple, delicious, and tangy—this lemon cake is made even better with the addition of yogurt, resulting in a light, fluffy texture. This recipe has become my go-to for lemon cake, and I hope it becomes yours too. Try it and let me know what you think!”

Lemon Cake
Print
Ingredients
  1. 1 3/4 cup all-purpose flour
  2. 2 teaspoons baking powder
  3. 4 eggs
  4. 1 cup sugar
  5. 2/3 cup yogurt
  6. 4 table spoons lemon juice
  7. 1 tablespoon grated lemon rind
  8. 2/3 cups oil
Instructions
  1. Preheat the oven 350f - 180c
  2. grease an loaf pan or 8 inch/20cm cake pan.
  3. In a mixing bowl add flour, baking powder and sugar and mix to combine.
  4. In another bowl whisk together the eggs, yogurt, lemon rind, lemon juice and the oil.
  5. Pour  the wet and the dry ingredient together and mix to combine.
  6. Pour the batter into the prepared pan and bake in the preheated oven for 40-50 minutes or until risen and golden brown.
  7. Cool and serve.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Keeg Liindhanaan
Print
Waxa loo baahanyahay
  1. 1 3/4 koob daqiiq
  2. 2 malqaacadood bikin boodhar
  3. 4 xabo beed
  4. 1 caano fadhi (yogurt)
  5. 4 malqaacadood liindhanaan
  6. 1 malqaacad diirka liindhanaaanta oo la xoqay
  7. 2/3 koob oo saliid ah
Habka loo samaynaayo
  1. Ofinka sii shid oo gaadhsii 350f ama 180c
  2. Sii diyaari weelka ofinka aad ku galinaysid keega.
  3. Madiibad ku shub daqiiqda bikin boodharka iyo sonkorta oo
  4. isku walaaq.
  5. Madiibad kale ku shub beedka caanaha, liinta, diirka liinta iyo saliida oo isku walaaq.
  6. Ku dul shub madiibadii daqiiqda aynu ku shubnay dabadeed sifiican u walaaq.
  7. Kushub weelkii aad ofinka ku galinaysay.
  8. Ofinka geli oo ku daa ilaa 40 daqiiqo ilaa 50 ama marka uu bislaado dushana ka shaaxido.
  9. Qabooji daadeed weelkale kaga rog.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Tags: No tags

2 Responses

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *