Quick enriched sweet fried bread with nigella seeds and butter milk, its light and airy like a donut. Make it even sweeter with dates.Ramadan Kariim every one.
Quraac with buttermillk and nigella seeds
2013-07-18 09:23:06
Print
Ingredients
- 1 teaspooon nigella seeds (haba sauda)
- 2 cups all-purpose plain flour
- 2 teaspoons baking powder
- 1/2 cup butter milk
- 1 egg, beaten
- 1/4 cup sugar
- 2 tablespoons melted butter or oil
Instructions
- Mix all the ingredients and knead until it comes all together, if sticky add more flour and if too dry tablespoon of butter milk at a time.
- Wrap the dough in plastic wrap and leave in a warm place for 20 minutes.
- Knead the dough and roll on a floured surface, 9 inch by 19 inch cut the dough in to diamonds.
- Deep-fry in batches until golden on both sides, turning them, drain on kitchen paper.
- Serve with dates and tea.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
Quraac ciir iyo xabasawda lagu xashay
2013-07-18 09:33:36
Print
Waxa loo baahanyahay
- 1 malqaacad yar haba sawda
- 2 koob daqiiq/bur
- 1/2 koob caanaha ciirta (buttermilk)
- 1 beed/ukun
- 1/4 koob sonkor
- 2 malqaacadood saliid ama badhar ladhalaaliyay
Habka loo Samaynaayo
- Alaabta dusha ku qoran oo dhan ayaad weel godan ku shubaysaa dabadeed isku xash.
- Aadna ha ugu dheeraanin markaad xashayso.
- Dabool oo ilaa labaatan mirir sug.
- Kadib daqiiqda aad xashtay soo qaado oo yara xash wax yar si ay iskugu dubo dhacdo.
- Hadaba ku lawax qoriga oo kadhig 23cm x 48cm qiyaa ahaan.
- Saliida dabka saar u shiil quraaca adigoo dabkagu dhexdhexaad yahay.
Mysomalifood https://www.mysomalifood.com/
RAMADAN KAREEM
wow I really like the new look.Amazing website .Thank for sharing.
Thank you sis,
Ramadan Kariim